Skip to content

Akhbaarta Wanaagsan

maqal iyo muuqaal fasiix ah ku saabsan Injiilka Ciise Masiix

Menu
  • Qasiidooyin Ilaah Ammaan Ah
  • Dugsi
  • Links
    • Akhbaarta Wanaagsan Facebook page
    • Akhbaarta Wanagsan Youtube channel
    • Kitaabka Quduuska Ah
    • Jidkajanada.com
    • Nolosha Cusub
  • Nagala soo xiriir
  • Log In

Category: Waxbaritaanka

All resources / Maqal / Muuqaal / Nolosha masiixiyiinta / Waxbaritaanka

Masiixiyada looma soo galo LACAG ee waa jidka JANNADA

By Shino Gabow Matayos 6:24 Ninna laba sayid uma shaqayn karo, waayo, mid buu nacayaa, kan kalena wuu jeclaanayaa, ama mid buu la jirayaa, kan kalena wuu quudhsanayaa. Uma wada …

Fariimaha kala duwan / Maqal / Muuqaal / Waxbaritaanka

3: Tallaabooyinka Ilaah loogu yimaado Qaybta 3aad

Heshiiska Ilaah & dadka. By Shino Gabo & Shania Abdullahi Gabo. “Taas waxa weeye, Ilaah duniduu Masiix kula heshiiyey, isagoo aan dembiyadooda ku xisaabaynin, oo noo dhiibay hadalka heshiisnimada.Sidaas daraaddeed ergo …

All resources / Lectures / Maqal / Qoraal / Waxbaritaanka / Yooxaana

YOOXAANA 14 MAQAL IYO AKHRIS!!

1 Qalbigiinnu yuusan murugoon. Ilaah waad rumaysan tihiin, anigana i rumaysta. 2 Guriga Aabbahay wuxuu leeyahay hoyaal badan. Haddaanay sidaas ahayn waan idiin sheegi lahaa, maxaa yeelay, waxaan u tegayaa …

All resources / Axdiga hore / Duco / Lectures / Maqal / Psalms / Qiso gaaban / Qoraal / Waxbaritaanka

SABUURKA 121 OO MAQAL IYO AKHRIS AH !!

CUTUB 121 1 Buurahaan indhahayga ku taagi doonaa, Caawimaaddaydu xaggee bay ka iman doontaa? 2 Caawimaaddaydu waxay ka timaadaa Rabbiga sameeyey samada iyo dhulka. 3 Isagu uma oggolaan doono in …

All resources / Lectures / Qiso gaaban / Qoraal / Waxbaritaanka

MASAAL KU SAABSAN BOQORTOOYADA ILAAH

Xertii Ciise ma aysan garan waxyaalihii uu ka hadlaayay ee ku saabsan boqortooyada Ilaah. Sidaas daraaddeed Ciise wuxuu isticmaalay Tusaale caadi ah oo ay fahmi karaan. Markaasuu ku yiri ninka …

All resources / Lectures / Qiso gaaban / Qoraal / Waxbaritaanka

Masaalkii Beerralayda iyo Abuurka!!

Ciise wuxuu saarnaa doon asagoo dadka wax baraya maalmo jawi degan,si fudud ayay u maqlayeen dadkii hareeraha warta biyaha agteeda joogay oo dhan. Masaalkaan waxaa laga wadaa beeralaydu waa qofka …

All resources / Lectures / Qiso gaaban / Qoraal / Waxbaritaanka

Ciise wuxuu yiri waxaaa jira labo boqortooyo,amaba laba ruux adduunka!

boqortooyada Ilaah taas oo ah jacaylka iyo iftiinka, iyo boqortooyada shaydaanka taas oo ah gudcur iyo shar. jinniyadu ama Shaydaanku runta wey neceb yihiin oo waxay weeraraan Addoomada Eebe. Tani …

All resources / Lectures / Qiso gaaban / Qoraal / Waxbaritaanka

CIISE WUXUU BOGSIIYEY QOF GACAN ‘LA MAALIN SABTI AH!

Ciise Markuu bogsiinaayay nika gacanta la,aa waxay ahayd maalin Sabti ah oo faarisiinta iyo culumada aysan wax shaqo ah qaban jirin oo ay Rabbiga quduus uga dhigi jireen,sida ku qornaa …

All resources / Lectures / Qoraal / Waxbaritaanka

CIISE WUXUU LEEYAHAY AWOOD UU DEMBIYADA KU CAFIYO!!!

Guryaha Reer Binu Israaiil waxay ka samaysnaayeen dhagxaan waa weyn ,waxayna lahaayeen saqaf fidsan oo xataa dadku kusoco karaan,oo ka samaysan dhoobo ama carro la qalajiyey.kuwa kalena waxay ka samaysnaayeen …

All resources / Lectures / Qiso gaaban / Qoraal / Waxbaritaanka

BUTROOS OO UGU YEEDHAY CIISE GURIGIISA!!

Kafarna’um waa magaalo ku taala dhinaca woqooyi ee badda Galiili. Ciise halkaas ayuu joogay, guriga Simoon Butroos. Simoon soddohdiisna wey xanuunsanayd markaasaa Ciise u tegey iyadii, oo gacanteeda qabtay oo …

Posts navigation

Older posts

Search

Videoga ugu dambeeyey

  • Fasalka
  • Kitaabka Quduuska Ah
  • SABUURRADII
  • dhimashadda iyo sarakicidda
  • injiilka
  • Ciise Masiix
  • Badbaado
  • duco
  • gabay
  • markhaatifur
  • rabbi ammaan
  • kulanka hoogaamiyaasha
  • guurka

Recent Posts

  • 28 Maalmood: Maalinta 3aad
  • 28 Maalmood: Maalinta 2aad
  • Ilaahay na caawi
Copyright © 2022 Akhbaarta Wanaagsan – OnePress theme by FameThemes