28 Maalmood: Maalinta 3aad
Repentance
maqal iyo muuqaal fasiix ah ku saabsan Injiilka Ciise Masiix
MAALINTA 1-AAD: Akhri Matayos cutubka koowaad. Laga yaabee inay adiga aad kuugu adag tahay inaad akhridid aayadaha 1 ilaa 17, laakiinse ha joojin. Akhrintu way sahlanaan doontaa aayadda 17 kaddib. …
Su’aal: Ciise Masiix xaguu ku yiri “Ilaah baan ahay” ama “Ii caabuda”? Maqaalkan maqlo
By Shino Gabow Matayos 6:24 Ninna laba sayid uma shaqayn karo, waayo, mid buu nacayaa, kan kalena wuu jeclaanayaa, ama mid buu la jirayaa, kan kalena wuu quudhsanayaa. Uma wada …
“Wax waliba waa xalaal, laakiin wax waliba ma roona. Wax waliba waa xalaal, laakiin wax waliba wax ma dhisaan”. 1 Korintos 10:23 by Shiino iyo Shania
By Shino Gabo and Shania Abdullahi Gabo. Ishacyaah 58:6 Sow kanu ma aha soonkii aan doortay in silsiladihii sharnimada la furo, oo guntimihii harqoodka la debciyo, oo kuwa la dulmay …
By Shino Gabo & Shania Abdullahi Gabo Waad maqasheen in la yidhi, Waa inaanad sinaysan. Laakiin waxaan idinku leeyahay, Nin walba oo qof dumar ah damac u eegaa, durba qalbigiisuu …
“markuu kan Ruuxa runta ahu yimaado, wuxuu idinku wadi doonaa runta oo dhan” Halkan dhageyso: Halkan daawo: