All resources / Axdiga hore / Duco / Lectures / Maqal / Psalms / Qiso gaaban / Qoraal / WaxbaritaankaSABUURKA 121 OO MAQAL IYO AKHRIS AH !!CUTUB 121 1 Buurahaan indhahayga ku taagi doonaa, Caawimaaddaydu xaggee bay ka iman doontaa? 2 Caawimaaddaydu waxay ka timaadaa Rabbiga sameeyey samada iyo dhulka. 3 Isagu uma oggolaan doono in …