2: Talaabooyinka Ilaah loogu yimaado Qaybta 2aad
Dadku wey danbaabaan By Shino Gabo & Shania Abdullahi Gabo Halkan maqlo Bilowgii 2:16-17 Rabbiga Ilaah ahuna wuxuu ninkii ku amray isagoo leh, Geed kasta oo beerta ku yaal wax baad ka cuni …
maqal iyo muuqaal fasiix ah ku saabsan Injiilka Ciise Masiix
Dadku wey danbaabaan By Shino Gabo & Shania Abdullahi Gabo Halkan maqlo Bilowgii 2:16-17 Rabbiga Ilaah ahuna wuxuu ninkii ku amray isagoo leh, Geed kasta oo beerta ku yaal wax baad ka cuni …
Anigu Rabbigaan isku halleeyaa, Haddaba idinku sidee baad naftayda ugu tidhaahdaan, Sida shimbir oo kale buurtiinnii ku carara? Waayo, bal eega, kuwa sharka lahu waxay xoodaan qaansada, Fallaadhoodana waxay ku …
CIISE WAA NOOL YAHAY. Ciise! Ciise! Maanta waa nool yahay oo wadnahayguu ku jiraa. Alxamdulillah maanta! Ciise Kristoos! Maanta waa nool yahay oo dembigayga wuu dhaafay. Ciise waa nool yahay! …
1Rabbiyow, maxaad meesha fog u istaagtay? Oo maxaad u dhuumataa markii dhibaato jirto? 2Kii shar leh oo kibir badan ayaa miskiinka si kulul u eryada, Xeeladdii ay hindiseen iyaga ha la …
Rabbiga ha idin barakadeeyo walaaliyaalow! Luukos 2:8-20 8Dalkaas waxaa jiray adhijirro bannaanka jooga oo habeenkii idahooda ilaalinaya. 9Malaa’igtii Rabbiga ayaa ag istaagtay, oo ammaanta Rabbiga ayaa iftiimisay hareerahooda, aad …
sabuuraad cutubka 8aad 1 Qalbigayga oo dhan ayaan Rabbiga ugu mahadnaqi doonaa, Waxaan muujin doonaa shuqulladaada yaabka leh oo dhan. 2 Waan kugu farxi doonaa oo kugu rayrayn doonaa, Kaaga ah kan …
sabuuraad cutubka 8aad 1 Rabbiyow, Sayidkayagiiyow, Magacaagu dunida oo dhan ku fiicanaa! Waayo, sharaftaadii waxaad ka sarraysiisay samooyinka. 2 Waxaad xoog u yeeshay afka ilmaha yaryar iyo caanonuugga, Waana cadaawayaashaada daraaddood, Si …
Axad wanaagsan walaaliyaalow! Aayadaha maanta waaxaa ka yimaadaa Mataayos 7:24-28 24 Haddaba qof kasta oo ereyadaydan maqla oo yeela, waxaa loo ekaysiinayaa nin caqli leh oo gurigiisa ka dul dhisay …
sabuuraad cutubka 7aad Kanu waa sabuur Shiggayoon ah oo Daa’uud Rabbiga ugu gabyay, oo ku saabsan Kuush oo ahaa reer Benyaamiin. 1 Rabbiyow, Ilaahayow, adigaan isku kaa halleeyaa, Haddaba iga …