• Raghe posted an update 3 years, 4 months ago

    Rabbi Ciise waa noolyahay,hadda wuu awoodaa inuu noo dembi dhaafo.Aamiin walaalayaal aan weydiisano dembi dhaaf Rabbiga.

  • Raghe posted a new activity comment 3 years, 4 months ago

    aamiin..

  • Raghe posted an update 3 years, 4 months ago

    Ciise waa nool yahay Maanta wuu awoodaa inuu cafiyo dembigaaga iyo kaygaba! walaal aan toobad keeno inta uusan waqtigu naga dhamaan! ha isku halayn shuquladaada…Aamiin…

  • Raghe posted an update 3 years, 4 months ago

    Sabuurrada 106:3-4
    3 Waxaa barakaysan kuwa xukunka dhawra, Oo xaqnimada ka shaqeeya wakhti kastaba.
    4 Rabbiyow, igu soo xusuuso naxariista aad dadkaaga u qabto, Oo igu soo booqo badbaadintaada,

    labadaan aayadoo mar walba Rabbiga ayaan ku baryaa.inuu kuwa xaqa igu daro,uuna isoo booqdo weliba si badbaadintiisa aan u helo.

  • Raghe posted a new activity comment 3 years, 5 months ago

    Rabbiga hodantinimadiisa hanaga buuxiyo, Ciise Magaciisa Aamiin.

  • Raghe posted an update 3 years, 5 months ago

    Waa duco aan aad u jeclahay inaan ku duceysto ama ugu duceeyo walaalaha.
    Efesos 14-21
    14 Sababtaas daraaddeed waxaan ugu jilba joogsadaa Aabbaha hortiisa,
    15 kaas oo magiciisa lagu magacaabay reerka oo dhan inta jannada ku jirta iyo inta dhulka joogtaba,
    16 in sida hodantinimada ammaantiisu ay tahay uu idin siiyo itaal aad Ruuxiisa kaga…[Read more]

  • Raghe posted a new activity comment 3 years, 5 months ago

    Aamiin.

  • Raghe posted a new activity comment 3 years, 5 months ago

    Aayadahaan waxay ahaayeen subaxaa ducadaydii..walaalayaal waxaana jeclaystay inaan idin la qaybsado.Mahadsanidiin…

  • Raghe posted an update 3 years, 5 months ago

    HUBKA MASIIXIYIINTA..
    10 Ugu dambaysta waxaan idinku leeyahay, Ku xoogaysta Rabbiga iyo xoogga itaalkiisa.
    11 Oo hubka Ilaah oo dhan qaata, si aad u awooddaan inaad sirta Ibliiska hor istaagtaan.
    12 Waayo, innagu lama legdanno bini-aadan, laakiinse waxaynu la legdannaa kuwa madaxda ah iyo kuwa amarka leh iyo taliyayaasha dunida gudcurka ah iyo…[Read more]

  • Raghe posted an update 3 years, 5 months ago

    Walaala yaal waan idin salaamay,Magaca sayid Ciise Masiixi ayaan idinku salaamay.

  • Raghe posted a new activity comment 3 years, 5 months ago

    Wanaagsan oo wacan walaal Maroodiga.I have had some tech challenges i am fully back now.thanks to Jesus.

  • Raghe posted a new activity comment 3 years, 5 months ago

    Wanaagsan oo wacan walaal Maroodiga,waan rajeynaa inaad heshay todobaad wanaagsan.Rabbigu ha barakeeyo wanaaga aad samaynayso. waa aniga oo ah Walaalaha walaalkood Raghe

  • Raghe posted a new activity comment 3 years, 5 months ago

    Mahadsanid walaal Maroodiga waa cashar aad u qiimo badan…oo loo baahanyahay walaalaha Inay ka faa,idaystaan.Rabbigu hakubarakeeyo .

  • Raghe changed their profile picture 3 years, 6 months ago

  • Raghe posted a new activity comment 3 years, 6 months ago

    Su,aasha ayay waxay tahay ,sida Nebbi Simicoon yidhi : Ciise mayahay iftiinkaaga?Mise weli mugdi baad ku jirtaa?ogoow hadduusan Ciise ahayn badbaadiyahaaga weli Gudcur baad kujirtaa!

  • Raghe posted an update 3 years, 6 months ago

    Markale ayaan Akhristayaasheena aan jecelnahay aan idiin soo gudbinaynaa Ciise oo dhalashadiisii kadib Masar loola cararay,sababtana casharadeena dambe ayaan uga hadli doonaa..

    Maryan iyo Yuusufba waxay tageen xagga Masar si Ciise looga dheereeyo Herodoos Ciise (Matayos . 2:13 ) . Markaasaa malaa’igtii Ilaah iyagii u sheegay wixii ay samayn…[Read more]

    • Su,aasha ayay waxay tahay ,sida Nebbi Simicoon yidhi : Ciise mayahay iftiinkaaga?Mise weli mugdi baad ku jirtaa?ogoow hadduusan Ciise ahayn badbaadiyahaaga weli Gudcur baad kujirtaa!

  • Raghe posted an update 3 years, 6 months ago

    Akhristayaasheen sharafta badan,waxaan mar kale idiin soo bandhigaynaa casharkeenii taxanaha ahaa,ee Kitaabkii Markoos.Ka boggasho wacan.
    Markoos muxuu ka sheegay Ciise?
    Illaah wuxuu doortay gaber yar oo layidhaahdo Maryan inay dhasho Masiixa (Akhri Lukoos 1:26-35;2:1-20).qaybta ugu horeysa ee Injiilka sida Markoos u qoray,waxaan ka akhrin…[Read more]

  • Raghe posted an update 3 years, 7 months ago

    Akhristayaasheena sharfta badan waxaan Markale idiin soo ban dhigaynaa qiso gaaban oo ku saabsan dhalashadii Ciise…Ka boggasha wacan…
    waxyaabaha Qorniinka Quduuska ahi kaleeyahay arrinta kusaabsan Ciise ilmanimadiisii ee ( Axdigii Hore )

    Maalmihii ugu horeeyey ee Ciise dunida ku kornoolaa
    Hadda akhri tan: Mataayoos cutubka 1 iyo…[Read more]

  • Raghe posted an update 3 years, 7 months ago

    Akhristayaasha sharafta leh, Waxaan mar kale idiin soo bandhigaynaa casharkeenii taxanaha ahaa EE Kitaabka Markoos cutubka 1-8.Ka boggasha wacan..
    Markoos yuu ahaa?
    Yooxaanaa, Maarkoos wuxuu ahaa yahuudi kaas oo aan lahayn magac yahuudi ah,Maarkoos,Butroos wuxuu aad u jeclaa Maarkoos wuxuuna ugu yeedhi jiray wiilkaygii (1Butroos 5:13) Maarkoos…[Read more]

  • Raghe posted a new activity comment 3 years, 7 months ago

    Waa Qiso Socota Fadlan La soco qaybaha dambe ee Mowduucaan tixanaha ah.
    Mahadsanidiin Akhristayaasha sharafta leh.

  • Load More