Maxaa u xalaal ah ama ka xaaraan ah Masiixiyiinta xagga cuntada.
“Wax waliba waa xalaal, laakiin wax waliba ma roona. Wax waliba waa xalaal, laakiin wax waliba wax ma dhisaan”. 1 Korintos 10:23 by Shiino iyo Shania
maqal iyo muuqaal fasiix ah ku saabsan Injiilka Ciise Masiix
“Wax waliba waa xalaal, laakiin wax waliba ma roona. Wax waliba waa xalaal, laakiin wax waliba wax ma dhisaan”. 1 Korintos 10:23 by Shiino iyo Shania
By Shino Gabo and Shania Abdullahi Gabo. Ishacyaah 58:6 Sow kanu ma aha soonkii aan doortay in silsiladihii sharnimada la furo, oo guntimihii harqoodka la debciyo, oo kuwa la dulmay …
By Shino Gabo & Shania Abdullahi Gabo Waad maqasheen in la yidhi, Waa inaanad sinaysan. Laakiin waxaan idinku leeyahay, Nin walba oo qof dumar ah damac u eegaa, durba qalbigiisuu …
Axad wanaagsan walaaliyaalow! Aayadaha maanta waaxaa ka yimaadaa Mataayos 7:24-28 24 Haddaba qof kasta oo ereyadaydan maqla oo yeela, waxaa loo ekaysiinayaa nin caqli leh oo gurigiisa ka dul dhisay …