Sabuurradii 11
Anigu Rabbigaan isku halleeyaa, Haddaba idinku sidee baad naftayda ugu tidhaahdaan, Sida shimbir oo kale buurtiinnii ku carara? Waayo, bal eega, kuwa sharka lahu waxay xoodaan qaansada, Fallaadhoodana waxay ku …
maqal iyo muuqaal fasiix ah ku saabsan Injiilka Ciise Masiix
Anigu Rabbigaan isku halleeyaa, Haddaba idinku sidee baad naftayda ugu tidhaahdaan, Sida shimbir oo kale buurtiinnii ku carara? Waayo, bal eega, kuwa sharka lahu waxay xoodaan qaansada, Fallaadhoodana waxay ku …
sabuuraad cutubka 7aad Kanu waa sabuur Shiggayoon ah oo Daa’uud Rabbiga ugu gabyay, oo ku saabsan Kuush oo ahaa reer Benyaamiin. 1 Rabbiyow, Ilaahayow, adigaan isku kaa halleeyaa, Haddaba iga …
sabuuraad cutubka 6aad Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu qaadaa alaab xadhko leh oo muusiko ah, oo Shemiiniid lagu luuqeeyo. 1 Rabbiyow, cadhadaada ha igu …
Fariinta maanta waxeey ku saabsantahay xoogga ducada muuminiinta Ilaah iyo Masiixiisa rumaysan! Fadlan share! Halkan dhageyso (4mb): Halkan daawo:
Matayos 6:5-15 Oo goortaad tukanaysaan, ha ahaanina sida labawejiilayaasha, waayo, waxay jecel yihiin inay tukadaan iyagoo taagan sunagogyada iyo meesha jidadku isku gooyaan si ay dadka ugu muuqdaan. Runtii waxaan …
Oo wuxuu yidhi, “Rabbiyow Ilaahii awowayaashayow, sow ma ahid Ilaaha samada ku jira? Oo sow ma ahid kan u taliya kulli boqortooyooyinka quruumaha oo dhan? Oo gacantaadana waxaa ku jira …