Yaa jacaylka Masiixa inaga sooci doona?
Rooma 8 halkan dhegeyso: Rooma 8:33-39 halkan aqriso: Yaa ashtakayn doona kuwa Ilaah doortay? Waa Ilaah kan wax xaq ka dhigaa. Waa ayo kan wax xukumi doonaa? Waa Ciise Masiix …
maqal iyo muuqaal fasiix ah ku saabsan Injiilka Ciise Masiix
Rooma 8 halkan dhegeyso: Rooma 8:33-39 halkan aqriso: Yaa ashtakayn doona kuwa Ilaah doortay? Waa Ilaah kan wax xaq ka dhigaa. Waa ayo kan wax xukumi doonaa? Waa Ciise Masiix …
SABUURRADII 23 1Rabbigu waa adhijirka i jira; waxba u baahan maayo. 2Wuxuu i fadhiisiyaa doog qoyan dhexdiis, Oo wuxuu ii hoggaamiyaa biyaha deggan dhinacooda. 3Naftayda wuu soo celiyaa. Oo …
Todobaadkan waxaan dabaldegaynaa ciida kormarida ama easter ama passover. Aayada maalintan waa Matayos 26, aayada 17-29. Ilaah ha idin barakadeeyo kulligiin, aamin Cutubka 17 halkan ku dhegeyso: Matayos 26, aayada …
Matayos 26: Matayos 26:6-13 Ciise goortuu Beytaniya joogay oo ku jiray guriga Simoon kii baraska qabi jiray, 7waxaa u timid naag haysa weel alabastar ah oo cadar qaali ah ku jiro, …
Walaaliaalow, Halkaan waad ka daawankartaa wax walbo ee “Waa Kuma Ciise Masiix”. Fadlan wadaaga. Ilaah ha idiin barakeeyo
boqortooyada Ilaah taas oo ah jacaylka iyo iftiinka, iyo boqortooyada shaydaanka taas oo ah gudcur iyo shar. jinniyadu ama Shaydaanku runta wey neceb yihiin oo waxay weeraraan Addoomada Eebe. Tani …
Magac Ciise maxaa laga wadaa? Maarkos Cutubyada 1-8 Injiilka Ilaah Sida uu Maarkoos u qoray, waa buugga labaad ee afarta buug ee kitaabka quduuska ah ee ka hadlaaya nolosha Ciise …