Ciise Masiix xaguu ku yiri Ilaah baan ahay ama i caabuda
Su’aal: Ciise Masiix xaguu ku yiri “Ilaah baan ahay” ama “Ii caabuda”? Maqaalkan maqlo
maqal iyo muuqaal fasiix ah ku saabsan Injiilka Ciise Masiix
Su’aal: Ciise Masiix xaguu ku yiri “Ilaah baan ahay” ama “Ii caabuda”? Maqaalkan maqlo
By Shino Gabow Matayos 6:24 Ninna laba sayid uma shaqayn karo, waayo, mid buu nacayaa, kan kalena wuu jeclaanayaa, ama mid buu la jirayaa, kan kalena wuu quudhsanayaa. Uma wada …
Badbaadada waxay ku timaadaa rumeysadka Ciise Masiix. By Shino Gabo & Shania Abdullahi Gabo “Laakiin maxay leedahay? Eraygii waa kuu dhow yahay, waana ku jiraa afkaaga iyo qalbigaaga, waxaa weeyaan erayga rumaysadka oo …
CIISE WAA NOOL YAHAY. Ciise! Ciise! Maanta waa nool yahay oo wadnahayguu ku jiraa. Alxamdulillah maanta! Ciise Kristoos! Maanta waa nool yahay oo dembigayga wuu dhaafay. Ciise waa nool yahay! …
Luukos 22 Luukos 23 Luukos 22:39-71 39Markaasuu baxay oo Buur Saytuun tegey sidii caadadiisu ahayd, xertiina waa raacday. 40Markuu meeshii joogay ayuu ku yidhi, Tukada inaydnaan jirrabaadda gelin. 41Markaasuu intii dhagax la …
… in uu Ilaah Surgaad bani-aadam qatay oo uu nin noqoday. Dadyowga dunida ku nooli badankooda waxay si weyn u beeniyaan in uu Ciise Masiix uu qaatay surad bani-adam ah iyaga …
Dhageysi wacan! Rabbiga ha ku barakadeeyo. Audio keliya halkan dhageyso:
YOOXANAA 3 1Waxaa jiray nin ka mid ahaa Farrisiinta oo la odhan jiray Nikodemos oo Yuhuudda taliye u ahaa. 2Isagu habeenkuu u yimid Ciise, wuxuuna ku yidhi, Macallimow, waannu og …
Halkan dhegeyso Halkan daawo:
“markuu kan Ruuxa runta ahu yimaado, wuxuu idinku wadi doonaa runta oo dhan” Halkan dhageyso: Halkan daawo: