28 days with Matthew / Lectures28 maalmood: Maalinta 1aadMAALINTA 1-AAD: Akhri Matayos cutubka koowaad. Laga yaabee inay adiga aad kuugu adag tahay inaad akhridid aayadaha 1 ilaa 17, laakiinse ha joojin. Akhrintu way sahlanaan doontaa aayadda 17 kaddib. …