Sabuurradii 11
Anigu Rabbigaan isku halleeyaa, Haddaba idinku sidee baad naftayda ugu tidhaahdaan, Sida shimbir oo kale buurtiinnii ku carara? Waayo, bal eega, kuwa sharka lahu waxay xoodaan qaansada, Fallaadhoodana waxay ku …
maqal iyo muuqaal fasiix ah ku saabsan Injiilka Ciise Masiix
Anigu Rabbigaan isku halleeyaa, Haddaba idinku sidee baad naftayda ugu tidhaahdaan, Sida shimbir oo kale buurtiinnii ku carara? Waayo, bal eega, kuwa sharka lahu waxay xoodaan qaansada, Fallaadhoodana waxay ku …
“Wax waliba waa xalaal, laakiin wax waliba ma roona. Wax waliba waa xalaal, laakiin wax waliba wax ma dhisaan”. 1 Korintos 10:23 by Shiino iyo Shania
CIISE WAA NOOL YAHAY. Ciise! Ciise! Maanta waa nool yahay oo wadnahayguu ku jiraa. Alxamdulillah maanta! Ciise Kristoos! Maanta waa nool yahay oo dembigayga wuu dhaafay. Ciise waa nool yahay! …
1Rabbiyow, maxaad meesha fog u istaagtay? Oo maxaad u dhuumataa markii dhibaato jirto? 2Kii shar leh oo kibir badan ayaa miskiinka si kulul u eryada, Xeeladdii ay hindiseen iyaga ha la …
Axad wanaagsan walaaliyaalow! Aayadaha maanta waaxaa ka yimaadaa Mataayos 7:24-28 24 Haddaba qof kasta oo ereyadaydan maqla oo yeela, waxaa loo ekaysiinayaa nin caqli leh oo gurigiisa ka dul dhisay …
sabuuraad cutubka 7aad Kanu waa sabuur Shiggayoon ah oo Daa’uud Rabbiga ugu gabyay, oo ku saabsan Kuush oo ahaa reer Benyaamiin. 1 Rabbiyow, Ilaahayow, adigaan isku kaa halleeyaa, Haddaba iga …
14Oo waannu idin waaninaynaa, walaalayaalow, Kuwa si aan hagaagsanayn u socda la taliya, oo kuwa qalbi jabay dhiirigeliya, oo kuwa itaalka yar garab siiya, oo dadka oo dhanna u dulqaata. …
Ducadii nabi Yoonis ku duceystay, Markuu caloosha kaluunka kujiray. 1Markaasaa Yoonis Rabbigii Ilaahiisa ahaa baryay, isagoo ku dhex jira calooshii kalluunka. 2 Oo wuxuu yidhi, Dhibaatadayda aawadeed ayaan Rabbiga …
Falimaha Rasuullada 1:6-11 Sidaas daraaddeed markay isu yimaadeen, ayay weyddiiyeen isaga oo waxay ku yidhaahdeen, Rabbow, ma haddeer baad boqortooyada u soo celinaysaa Israa’iil? 7 Markaasuu iyaga ku yidhi, Dantiinna …