Kitaabka Quduuska Ah / QoraalFalimaha Rasuullada cutubka 2aadHadiyadda Ah Ruuxa Quduuska Ah 1 Oo kolkii maalintii Bentekoste la gaadhay, meel bay kulligood wada joogeen. 2 Oo waxaa filanla’aan samada ka yimid sanqadh sida dabayl xoog leh oo …