Somali Masiixi (SMTV) Visit our website at http://www.somalimasiixi.org Like our Facebook page at: http://www.facebook.com/pages/Somali-Masiixi-SMTV/290721004295985
Qays Shaafici Ibraahim wuxuu rumaystay Masiixa sannadkii 1963kii, isagoo markaa ahaa macallin dugsi Qur’aan. Tan iyo waagaa uu rumaystay, oo laga joogo 50 sannadood, wuxuu Soomaali ku wacdinayay Injiilka Ciise Masiix.