Somali Christian Testimonies 2017: Olow Hassan Posted on December 4, 2017April 5, 2018 by MaroodigaWaa marqaati furkii Olow Hassan, dhamaan walalah Masixiyiinta ah waxaan idinka codsanyaa in aad la wadagtaan dadka aan maqlin Akbaarta wanaagsan, ee Sayid Ciise Masiixi. Rabiga haidin barkadeeyo.