Walaaliaalow! Waan idin salaamayaa dhamantiin. Waxaan sameynay app cusub, kaas oo aad ku soo dagsan kartaan,(download) mobile phonekaaga! Aad ayuu uga wanagsanyahay kuwii hore. Waxaan ka shaqayn doonaa hagaajinta dhowr waxyalood wakhtiga iman doono, qaasatan “dugsiga”
Halkan ka raadi:
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.wlrl.socialapp
ama QR code kan soo qaad:
Ilaah ha idin barakaayo dhamantiin!