8 thoughts on “Somali Masiixi 2016

  1. Ridwan Reply

    what a lovely people! !! God loves you so much. the truth set you free. Indeed you are free. guys I love youso much with all my heart

  2. mohamed Reply

    Rabiga wa kee hada u taqaan nabi ciisa rabi wa qaldantahy oo baybalka aad aminsantahay old version ma xusaayo ciisa inaa wiil alla yahay ama rabi yahay hada rabto xaqiqda baybalka saxda waa i weydisankarta

  3. ahmed muslim Reply

    rabi naxaristisa ha i ni so celiyo wxaa tihin dad dhumay somali galowday oo dharka dhigatay wax ka folxun majiraan bal firiya habar lixdan jir ah oo leh waxaaan ahay masixi nacalatulaaah calayka somali boqalki boqol waa muslin dadkiin gajadu qaday waa ka shalay naysaan

  4. Khadija Reply

    Wankusalamy walalkey waxaan aad uguriyaqsanahay cise masixiga AMA kitabka quduska waxan dagnahay wadanka marykanka waxan rabi lahaa dad aan isku afnahay oo diinta wax badan igufahansiya sida ugu dhaqsi badan waxi jawaba wacayaa

  5. Omar Reply

    Khadija, salaam qiimobadan walsheey, aad baan ugu farxsanahay in aad nalal soo xariirataty, oo waliba aad dooneyso in aad wax badan ka ogaato Ciise Masiixi iyo kitaabka quduskaa taas. Diyaar baan kuulanahay, waxaad riixdaa meesha ee ku qorantahay Contact Us gacantaad midig, halkaas nagal soo xiriir fadlan. Waad mahadsantahay. Rabiga haku barkadeeyo amiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.