28 Maalmood: Maalinta 3aad
Repentance
maqal iyo muuqaal fasiix ah ku saabsan Injiilka Ciise Masiix
Dadkeenu waa in aan la wadaagna akhbaarta wanaagsan ee ku saabsan injiilka Ciise Masiix ummada Soomaaliyeed.
Markhaatifuraha Soomaalida Masiixiyiinta 2017 halkan ka daawo ka dhageyso
10 fiideo kusaabsan Ciise Masiix halkan waad daawankartaa.
MAALINTA 1-AAD: Akhri Matayos cutubka koowaad. Laga yaabee inay adiga aad kuugu adag tahay inaad akhridid aayadaha 1 ilaa 17, laakiinse ha joojin. Akhrintu way sahlanaan doontaa aayadda 17 kaddib. …